Company

Program

Terms & Policies

© 2025 TikTok

#muwase

57 posts

Ciidamada madinaga ah oo lagu darayo ciidanka qaranka #somaliland #soomalia #somaliwayn #jabuuti #djabouti #soomaalilaan #Hargaisa #hargaysa #burco #berbera #boorama #borama #gabiley #caynaba #wajaale #ceerigaabo #laascaanood #buuhoodle #boosaaso #puntland #buntilaan #garoowe #qardho #gaalkacayo #galmudug #dhuusamareeb #mogdisho #muqdisho #xamar #jubaland #kismaayo #hirshabeele #baladwayne #baladwayn #gaarisa #nayroobi #nairobi #addisababa #suuqaislii #Dawaladdegaanka #kililkashaan #kililka5aad #allaybaday #degmadaallaybaday #jigjiga #dhagaxbuur #baabuli #doolo #lafaciise #daarood #majeerteen #hawiye #abgaal #habargidir #murursade #xawaadle #shiikhaal #ashraaf #madhibaan #ogaadeen #akisho #isaaq #duriyadaisaaq #sheekhisaxaaq #habarawal #habarjeclo #ciisemuuse #sacadmuuse #habaryoonis #ciidagale #arab #ayuub #samaroon #gadabuursi #gudabiirsi #ciise #garikoombo #qaad #jaad #jacayl #heeso #heessomali #sharmaboy #daahiralasow #maxkamadadaahir #shiinecoley #kabtanayuub #waridaad #dhigaaltv #hakiimfurre #laakamedea #huruuse #hodanonline #dabcasar #dabcasayr #maamamalyuun #madaxwaynecirro #cirro #muusebiixi #xasanshiikh #madaxwaynedeni #siciiddani #fidhiye #khaatumostate #maakhirstate #warsangali #dhulbahante #harti #baarlamaan #hooyo #aabo #eedo #habaryar #ciyaaloweero #ciyaalxaafad #dabsaar #naag #nin #kufsi #qarxis #qarax #school #dugsi #gabadh #gabar #qoorqoor #madaxwqyne #dacawalay #dacaweley #baligubadle #ddsi #mustafecagjar #mustafecagjar #inacagjar #wasiir #wasaarad #ethopia #qoraxay #kililka #waridaadtv #dhigaaltv #hargaisa #bbcsomali #somaliwayn #shantasomaliyeed #simalitiktok

Kochani, udostępniam to w imieniu mamy Mateusza, pani Teresy Tomaszewskiej. @teresa Tomaszewska Pilnie potrzebna jest pomoc na kontynuację leczenia i rehabilitacji dla Mateusza – chłopca, który zmaga się z autyzmem oraz licznymi chorobami współistniejącymi, w tym zanikiem mięśni, schorzeniami kardiologicznymi i wieloma innymi. Szczegółowy opis jego sytuacji znajdziecie pod linkiem do zbiórki: ➡ http://pomagam.pl/wntdbn Pani Teresa samotnie opiekuje się chorym synem, dając mu całą swoją miłość i troskę, mimo że sama również zmaga się z problemami zdrowotnymi. Niestety, koszty leczenia i rehabilitacji są ogromne, a jej dochody nie pozwalają na ich pokrycie. Dlatego zwracamy się z ogromną prośbą do Was, ludzi o wielkich sercach – każda wpłata, nawet najmniejsza, każde udostępnienie zbiórki może pomóc dotrzeć do osób, które będą w stanie pomóc. Może gdzieś tam jest ktoś, kto będzie dla nich światełkiem w tunelu, w którym obecnie panuje mrok… Nie bądźmy obojętni. Pomóżmy. Każdy grosz i każde udostępnienie są na wagę złota. Z całego serca dziękujemy za każdą formę wsparcia! #Pomagam #Wspieram #ZbiórkaNaLeczenie #Pomoc #DobroWraca #DlaMateusza #tiktokpolska🇵🇱 #fyp #fyppolska #dlaciebie #viraltiktokvideo #pomagamy #razemrobimycuda #dobreserce #liczysiekazdazlotowka #dobrowraca #polska #foryouu

?-jaki jest wasz ulubiony twórca rrp Jesteś fanem sso rrp i poszukujesz miejsca do rozwijania swoich umiejętności jeździeckich w świetnym towarzystwie? Dobrze się składa! Glamour Academy to elitarna akademia jeździecka z internatem, do której przyjmowane są wschodzące gwiazdy jeździectwa. Trenujemy uczniów na najwyższym poziomie, wśród pięknej infrastruktury naszej szkoły. Mamy niesamowitą okazję ogłosić, że w najbliższym czasie rozpoczynamy nabór na pierwszy rok szkolny. Posiadamy duże tereny, budynek internatu z świetnie wyposażonymi pokojami, kuchnie oraz tereny wypoczynkowe. Nasza profesjonalna kadra nauczycielska w pełni z chęcią wykorzysta potencjał przyjętych uczniów. Nasze treningi są wszechstronne, dlatego w naszej szkole przygotujecie się, do każdej dyscypliny WKKW. Przyjmujemy uczniów z własnym koniem, poruszających się swobodnie w trzech chodach oraz conajmniej rozpoczynających naukę skoków. Aby dostać się do akademii wymagamy ukończenia 11 roku życia, konta na platformie Discord, odpowiedniej ortografii, kultury osobistej oraz dobrej opinii wśród społeczności gry. Już niedługo otwieramy rekrutacje o czym na bieżąco będziemy informować na naszych social mediach oraz Discordzie. Zapraszamy na serwer ponieważ tam pojawi się najwięcej informacji, do zobaczenia! #viral #vir #viral_video #ssorrp #memy #sao #sso #rp #starstable #akademiasso #dlaciebi #dlaciebie #influencer #tanieczgwiazdami #eurowizj #dramy #ciekawostki #glamour #niepodróbadegrand #nie #rrp

Ciasto Brazylianka 🌠😋🎅 🟠 Przepis znajdziesz poniżej, a po więcej przepisów zapraszam na stronę ilovebake.pl lub link na stronie głównej profilu ❤️ CIASTO MIODOWE 450 g mąki tortowej 1 łyżeczka sody oczyszczonej 5 łyżek cukru 1 jajko o temp. pokojowej 2 żółtka o temp. pokojowej 60 g płynnego miodu naturalnego 200 g masła 1 łyżka kwaśnej śmietany 18% WARSTWA JABŁKOWA 2 kg jabłek 1 łyżka masła 2 łyżeczki cynamonu 1 łyżka soku z cytryny 1 galaretka cytrynowa KREM ŚMIETANKOWY 500 ml śmietanki kremówki 30% 200 g serka kremowego Philadelphia lub Twój smak 4 – 5 łyżek cukru pudru 2 łyżeczki żelatyny lub 2 x śmietan – fix 1/4 szklanki wody PRZYGOTOWANIE: Formę o wymiarach 24 x 24 cm lub nieco większą wykładamy papierem do pieczenia. Masło roztapiamy i zostawiamy do ostygnięcia. Mąkę przesiewamy do miseczki razem z sodą oczyszczoną. Dodajemy jajko, żółtka, miód, ostudzone masło oraz kwaśną śmietanę i wyrabiamy, aż powstanie jednolite ciasto. Dzielimy je na trzy części, owijamy folią i wkładamy na minimum 30 minut do lodówki. Następnie bierzemy jeden kawałek i wylepiamy spód formy. Wyrównujemy małym wałkiem lub szklanką. Pieczemy w temp. 175ºC przez ok. 13 – 15 minut do zarumienienia wierzchu. Postępujemy tak samo z pozostałymi częściami ciasta. Jabłka obieramy i kroimy na kawałki. Przekładamy do rondelka razem z masłem, sokiem z cytryny i cynamonem. Dusimy, aż jabłka zaczną się rozpadać. Zdejmujemy z ognia i dodajemy do gorących jabłek proszek z galaretki. Dokładnie mieszamy i zostawiamy do lekkiego ostygnięcia. Następnie wykładamy na spód miodowy i przykrywamy drugim blatem ciasta. Żelatynę zalewamy wodą i zostawiamy na ok. 5 minut do napęcznienia. Chwilkę podgrzewamy w kuchence mikrofalowej, mieszamy i zostawiamy do ostygnięcia. Śmietankę miksujemy razem z serkiem na gęsty krem. Następnie dodajemy przesiany cukier puder oraz powoli wlewamy żelatynę lub dodajemy śmietan – fix. Wykładamy krem na blat ciasta miodowego i przykrywamy ostatnią częścią. Ciasto owijamy folią i wkładamy na całą noc do lodówki. Przed podaniem oprószamy cukrem pudrem lub oblewamy wierzch polewą czekoladą. #ciasto #przepis #jedzenie #wypieki #święta #bożenarodzenie #przepisy #przepisykulinarne

DHIBAATOOYINKA AJANABIGA DALKA JOOGA Dalka waxa jooga dad aan u dhalan oo kala duwan kuwaas oo ka soo jeeda Asia, Africa iyo Europe. Dadkaasi waxa ay dalka u joogaan laba qaab 1-Dad soo dawarsi taga 2-Dad soo shaqa taga Dadka soo dawarsi tagaa waxa ay u kala baxaan 1-Dad baahiyi keentay oo dawarsigan nolol ka raadinaya. 2-Dad dawarsiga shaqo ka dhigtay oo lacagta dibadda u saara 3-Dad Dawarsiga ku dhuunta oo shaqo basaasnimo, xanuunno iyo waxyeello u socda. Saamaynta Dadka Dawarsada 1-Kuwa nolol ka raadinayaa waa kuwa qoyska dhan ah ama carruurta badan wata. Waa qoysas isku wada nool oo isku meelo u hoyda kuwaas oo suuqa soo wadagala subixii. Dadkaasi waxa ay tusaale xun u noqonayaan dadka dhaladka ah oo qoysaska waddooyinka wadhan waxa ay caadiyaynayaan dawarsi qoys ama dariiqa in la is wadho. Waxa ku dayday dad badan oo muwaadiniin ah oo intay niqaam soo xidhaan goob kasta jooga. Waayo lama kala garanayo. Taasina waa dhaqan xomo. 2-Dadka dawarsiga shaqada ka dhigta ee dalkoodii nolol kaga samaysta, Dadkaasi waa kuwa Numberada lacagta loogu diro samaystay, Waa shabakad dhan oo isku xidhan oo maalintii qiime ku xisaabtama habeen walbana xisaab xidh sameeya. Qof waliba marka uu qaddar gaadho ayuu noqdaa oo mid kale ayaa soo beddela, Taasi waxa ay sababtay in dad muwaadiniin ahi ay la shuraakoobaan oo ku shaqaytaan lacagahana la qaybsadaan. 3-Kuwo Dawarsiga ugu jira shaqooyin kale, Kuwaasi badanka goobo cayiman ayay maalin walba u dawarsi tagaan. Jadwal ayay maalin walba ku soo toosaan. Waa sirdoon kala duwan, Habeenkii ma dawarsadaan ee maalintii oo qudha ayay soo baxaan, Waa dadka ugu muuqaalka foolxun. Si yuus ah dadka waxba uma weydiistaane si dabacsan ayay u weydiistaan. Marka Allaa karikm la yidhaahdo degdeg bay u dhaqaaqaan. DADKA SOO SHAQO TAGAY Ajanabiga soo shaqatagay waxa ay isugu jiraan 1-Duruufi keentay. Waa kuwa qaxoontiga ah ee dalalkoodii dagaalladu ka dhaceen. Kuwaasi waxa ay shaqooyinkoodu u kala baxan A-Muruqmaal Waa kuwo xirfad ku shaqaysta sida kuuli, wastaad, dawaar, laydh, cadar iyo makaani, Qaar baa baalashle iyo gaadiid maydh ka shaqeeya oo ka saaray muwaadiniintii, Waa kuwa ugu badan sida xun u dhexgalay dadka lacagta ugu badan asmeeya, Waa iskaashato oo xataa way la dagaallamaan dadka fursadahan ku qabsada ee dalka u dhashay, Afsoomaaliga waa dadka ugu badan ee sida ugu wacan ugu hadla. B-Ganacsato Waa kuwo meherado furta sida cunto, maryo, dhakhtar, qalab ama electronic. Qaar baa shirkado dalalkoodii ah keena, Qaar waxa ay la ganacsadaan ganacsato dalka u dhalatay, Qaar baa Rayiislayaal furtay kuwa loogu adeegsiga badan yahay, Qaar baa biraha farsameeya oo qalab badan soo saara. C-Shaqaale Waa kuwo dalab ku yimi dalka oo ay soo geliyeen ganacsato doonaysa in uu ganacsigoodu suuq badan yeesho sida Macalim, dhakhtar, warshad, shirkad dhisme amaf farsamo, Waa kuwa ugu badan ee dumarka dhexgala isla markaana wax ay doonaan sameeya, Waa kuwa balwadda noocyadeeda kala duwan leh, Waa kuwa kalsoonida badan ku jooga maaddaama loo yeedhay. Waxa jira kuwo ku yimaadda dalka dalxiis, Kuwaasi wax ay qabtaan iyo wax qaadaan midna lama yaqaanno, Waxa jira kuwo kale oo shirkado dalka keena, Shaqada shirkadda lalama socdo, kuwa u shaqeeyaana waxba kama oga ee mushaar bay qaataan. Waxa jira kuwo Haayado u shaqeeya, laakiin hawlo kale ee sare ku xusan gacmaha kula jira ama taageera. Dhibaatooyinka ay geystaan 1-Xanuun faafin 2-Sirdoon qarsoon 3-Balwad faafin 4-Dhilaysi faafin 5-Lacag xawilaad sixir barar keenta 6-Shaqo la’aan muwaadiniintii 7-Takrifal waxa uu doono sida muwaadinka 8-Dillaalnimo: wax kasta oo kootarabaan ah ayay isweydaariyaan. 9-Carruur la xado meelaha qaar 10-Tuugo: waxa ay iibsadaan alaabaha la soo xado badankooda 11-Sixir iyo fooxiso 12-Soo hagid ajanabi kale oo dalkiisii ah 13-Xumaan sahlid: qof kasta oo wax gurracan fulinaya ayaa adeegsanaya. 14-Dhaqanxumo dhiirrigelin; barkulan ayay samaysteen qaarkood ay wax ku kala wadaan. Dadkaas markaa waxa waajib ah 1-In noocyadooda gaar loola socdo 2-In dabagal aad ku samaysaan @Shucayb Hussein Nuuri