Indha indho walalki kayar @Bootaan Dacal
original sound - AC KORNAYL
84 មតិ
អ្នកអាចចូលចិត្ត
The Astonishing Story Behind Boyah J. Farah's Book 'America Made Me a Black Man'
ac_kornayl
47.2K
·2023-2-28SAREYSIIN BINI’AADAM BAXSHO TAN MUDAN BAY LEEYIHIIN! Buurahaas ay adag tahay in lagu safro, Qarfaha ah waxay u marayaan in Ciidankani waa in dadka Puntland ee Soomaaliyeed laga badbaadiyo Cadow aan kala soocayn oo arxan daran. Wiilasha dhabarkooda ku wada qoriga DHASHIIKAHA, Hoobiyah, Baasukha oo baabuur la saari jiray, dabeecada dhulkuse’e diiday waxay mudan yihiin wax aan cidna mudneyn, oo sareysiin ah inta bini aadam awoodo, JeesJees in lala aadana waa gef, waana in Naf hurida ay u wehliso Lahaanshiyo iyo in dhulkooda cadow soo duulay ka xoreynayaan. Sawiradan, waxaa ka muuqda Jen Xanaano kahor intii uusan dhaawacmin oo uu hogaanshay ciidankii Dawladda ee qabtay difaacyadii Argagixisada, Taariikhdu waa is qoraysaa. Argagixisada DAACISH, jid kasta ayay u qaaday si ay iskaga joojiso gulufka in uusan Tursamaale soo gaarin ciidanku, jidgooyo kasta oo ay dhigeen waa lasoo jiiray, waana lala so xarbiyey awoodna lagu jiir, Juhdigii u badnaa iyo garab istaagii u balaarnaa hadda ayuu taagan yahay. Dagaalku waa mid taabanaya ahaanshaha, jiritaanka xoriyada iyo horumarka Puntland. @Gaylan Media
ac_kornayl
57
·2ថ្ងៃមុន Gabaygan waxa la tiriyay 75 sano ka hor hada in laga hadlayo ba moodaa wali mudug colaadi ba dabada haystaa hormar aduun iyo mid akhiran way ilaaween #mudug #reermudug #dagaal
ac_kornayl
160
·1-16Gudomiye-kuxigeenka Hay’adda wadooyinka Puntland @Abdirazak_hayir sxb guuleyso #PHA
ac_kornayl
80
·1-10